Sadex nin oo mudo 38-sano ah u xirnaa dambi aysan galin oo xuriyadooda dib u helay (Sawirro)

Sadex nin oo kasoo jeeda Madowga dalka Mareykanka ayaa 38-sano si cadaalad daro ah iyo dambi aysan galin ugu xirnaa xabsi, waxaana sadexdan nin mudo dheer kadib dib u heleen xuriyadooda. Maxkamad ku taala gobolka Baltimore ayaa amartay in lasii daayo saddex nin ee mudada 38-sano xabsiga ku jiray , waxa ayna maxkamada meesha ka … Continue reading Sadex nin oo mudo 38-sano ah u xirnaa dambi aysan galin oo xuriyadooda dib u helay (Sawirro)